Ma u baahan tahay Caawimmad xagga sharciga ah? (Need Legal Help? - Somali Audio)
Ma u baahan tahay Caawimmad xagga sharciga ah? (Audio)
Haddii ay ku hayso dhibaato sharciyeed, waxaad wici kartaa LawAccess NSW si ay kuu caawiso.
Ka wac 1300 888 529 Isniinta – Jumcaha (marka laga reebo fasaxyada dadweynaha) 9am – 5pm.
Haddii aad u baahato turjumaan, waxaad ka wacdaa Adeegga Fasiraadda iyo Turjummidda ee loo yaqaan (TIS) taleefanka ah 131 450 waxaadna waydiisataa LawAccess.